Madaxwaynaha Ardayda Jaamacadda Galmudug State University ( GSU ) ayaa u amba baxay Magaalada muqdisho oo uu oga qeyb galayey shirweynaha Dhaxalreeb. Oo ay ugu tala gashay madashu Guddoomiyayaasha Ardayda Jaamacadaha dalka.
=Dhammaad=
___________________________________
Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha Midowga Ardayda Jaamacada GSU