Skip to content

SAFAR SHAQO

  • by

Madaxwaynaha Ardayda Jaamacadda Galmudug State University ( GSU ) ayaa u amba baxay Magaalada muqdisho oo uu oga qeyb galayey shirweynaha Dhaxalreeb. Oo ay ugu tala gashay madashu Guddoomiyayaasha Ardayda Jaamacadaha dalka. =Dhammaad= ___________________________________ Xafiiska… 

KULANKA KOOWAAD EE GOLAHA WASIIRADA XUKUUMADA (MAGSU).

  • by

Jimco, Maanta oo ay taariikhdu tahay 31/1/2025. Hogaanka Midowga Ardeyda Jaamacadda GSU, oo uu ugu horeeyo Madaxweyaha midowga Ardayda, mudane Cismaan Sheikh Maxamed Sheikh Axmed, Madaxweyne ku-xegeenka Mudane Maslax Salaad faarax, Xoghaya Filsan Muuse Yuusuf…